Shirkii sanadlaha ahaa xubnaha jaaliyada oo si qurux badan ugu qabsoomay magaalada Turku ee dalka Finland.

Kulanka oo ku saleysnaa wax qabadka sanadyada soo socda iyo horumarinta arimaha qoysaska, dhalinyarada iyo dadka waaweyn.