Waxan ogeysiinaynaa dhamaan shacabka iyo taageerayasha reer galmudug ee ku sugan dalka Finland gaar ahaan magalada Turku in ay nagala soo qeyb galaan xafladda u dabaal daga koobkii ay ku guulaysteen kooxda galmudug State.
#Ulajeedada:xaflada waa dhiirigalin iyo taageerida dhalinyada kooxda Galmudug State
Live Chat Click